Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadlay Shirka London Ka Qabsoomaya Fariina U Direy Hay’adaha Samafalka

0
1008

Hargeysa,, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha DIbada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay shirka Somaliya uga furmaya magaalada London ee dalka Ingiriiska,waxaana uu wasiirku si cad u sheegay in aanu shiraasi qusayn Somaliland.

Sidoo kalena waxa uu fariin u direy hay’addaha Samafalka iyo Ganacsatada Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here