Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Ganacsato Ka Cabanaysa Shirkada Dp World Kana Dhawaajiyay In Gaabis Badan Ka Yimi Dhanka Maamulka Shirkada DP World

0
936

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ganacsato ka cabanaysa shirkada la wareegtay maamulka dekeda Berbera ee DP World iyo khilaafka ka taagan golaha wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here