Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Gaadhay Waddanka Djibouti

0
1256

Djibouti,(HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka socda wasaarada arrimha dibada ayaa waxa ay maanta u anbabaxeen wadanka Jabuuti.

Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay ujeedka waftigan iyo mudada ay Jabuuti joogi doonaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here