Wasiir Ku Xigeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Shirar Wafti Xukuumadda Ka Tirsan Ay Kaga Qayb Galeen Kenya

0
1233

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenka madaxtooyada Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyey ujeedada shirar kala duwan oo wafti wasiiro ah oo ka tirsan xukuumaddu ay kaga qayb galeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana uu mid mid u dul istaagay qodobada ay ka wada hadleen.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here