Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Ujeedada Kulan Caawa Qasriga Madaxtooyada Ku Dhex Maray Ganacsatada Somaliland Iyo Guddiga La Dagaalanka Sicir Bararka

0
975

Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md Cali Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac iyadoo ay saxaafaduna su’aalo dhawara ka waydiisay halka laysla marayo iyo sicirka suuqa ee wakhtigan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here