Wasiir Khaliil Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Kufsiga + Xukuumadda Iyo Xisbiyada Qaranka Oo Meel U Wada Jeestay

0
816

Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka hadley xeerka Kufisga oo ay dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyeen Madaxweynuhuna uu saxeexay.

Sidoo kale Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta ayaa sheegay in Xeerkaas oo ay ka soo noqotey qeylo dhaan badani uu madaxweynuhuna balan qaadey in dib loo sixi doono isla markaana looga saari doono oo kaabis iyo wax ka bedel lagu sameyn doono waxii sharciga iyo diinta khilaafsan ee ku jira.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here