Wasiir Faratoon oo dalka ku soo laabtay, kana Warramay Nuxurka Safarkiisii Maraykan illaa Itoobiya

0
988

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Yasiin maxamuud xiir faratoon  ayaa lagu soo dhaweeyay madaar cigaal ee caasimada hargaysa.

Wasiirka arimaha dibada ayaa mudo ku maqnaa safar shaqo oo uu kusoo maray wadamo dhawr ah isagoo ka warbixiyay waxyaabihii usoo qabsoomay.

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here