Wasiir Cukuse Oo Si Murugo Leh Uga Hadlay Taariikhda Maalinta Dhalinyaradda Uffo Iyo Qaabkii Loola Dhaqmay Dhalinyaradii Waagaa Noolayd

0
1179

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa si murugo leh uga hadlay taariikhda maalinta dhagaxtuurka dhalinyaradda UFFO iyo waliba qaabkii loola dhaqmay dhalinyaradii waagaa noolayd ee UFO.

https://youtu.be/UcZeC03r9T4

 

LEAVE A REPLY