Wasiir Cakuse Oo Ka Hadlay Ololaha Xisbiga Waddani Bilaabay

0
973

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Daahir Cakuse ayaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku eedeeyay in aannu ilaalin anshaxii doorashadda ee Komishanka doorashooyinku soo saareen. Islamarkaan wuxuu xisbiga Waddani ugu  baaqay inay ilaaliyaan nidaamka ay dhigeen Komishanka Doorashooyinku.

LEAVE A REPLY