Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Baabuur Lagu Wareejisay + SAWIRRO

0
959

Hargaysa (HargaisaPress) – Hay’adda caalamiga ah ee magaceedda loo soo gaabiyo Save the Children ayaa maanta laba baabuur oo Bas ah ku wareejisay wasaaradda waxbarashadda ee jamhuuriyadda Somaliland.

Munaasibad kooban oo lagu qabtay xarunta wasaaradda waxbarashadda ee ay Save the Children ku wareejinaysay labadan Bas waxaa joogay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda  oo isagu hay’adda labadan Bas kala wareegay.

Sidoo kale waxaa halkaas joogay oo labadda baabuur ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda Somaliland masuuliyiin ka socday  hay’adda Save the Children.

Labadan Bas ayaa la sheegay in ay si gaara uga shaqayn doonaan u adeegista xarunta kuliyadda tababarka macalimiinta ee ay ku jiraan macalimiinta kuliyadda wax ka baranaya ee ka kala yimid goboladda dalka.

Halka Hoose Ka Daawo Warkaasi Oo dhamaystiran:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here