Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka Hargaysa

0
703

Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo isugu jirtay xoolo nool iyo waxyaabo kale gaadhsiisay qaybta dhimirka ee cusbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa.

Waxaana kaalmadaasi ku wareejisay masuuliyiinta cusbitaalka dhimirka agaasimaha waaxda arrimaha bulshadda ee wasaaradda shaqo gelinta, iyadoo uu kala wareegay agaasimaha cusbitaalka dadka maskaxda ka xanuunsaya  Mustafe Xuseen Xirsi.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here