Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Maayarka Caasimadda Hargeysa

0
1033

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa Maanta ka hadlay Dhul Dawladda Hoose ka qorshaynaysay Duleedka Caasimadda oo Wasaaradda Hawlaha Guud Shalay ka joojisay.

Maayarka Hargeysa oo Maanta Shir-jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dhulka ay wasaaradda Hawlaha guud ka joojisay yahay Dhul ay Dawladda Hoose Maamusho isla-markaana Maxkamadi xukuntay in la qorsheeyo, maaddaama oo la dhaxlayey.

Laakiin Arrintaasi iyo eedaymo uu u jeediyey Maayarku Wasaaradda Hawlaha guud waxa isla Maanta si adag uga jawaabay Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Wasaaradda Hawlaha Guud.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here