Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

0
1158

Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer No.56,2013 oo ay ka soo qayb galeen madax ka socotay Wasaaradaha caafimaadka, wWarfaafinta, arimaha gudaha , Dawladaha hoose , Ciidanka nabad galyada wadooyinka, Jaamacada Hargeisa iyo ururada gaadiidka JSL,ayaa maanta  ka Furmay Hoolka Shirarka ee Jaamacada Hargeysa.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland C/laahi Abokor Cismaan iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cumar Cabdilaahi (Cumar Sayd)  ayaa ka qayb galay kulanka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQALKA 

LEAVE A REPLY