Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Sheekh Boosaaso Ka Yimi Oo Hargeysa Ku Dawaynaya Dadka

0
1428

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay Sheekh caan ah oo lagu magacaabo Cabdul Xaq oo ka yimi Boosaaso isla markaana Hargeysa ku dawaynaya dadka ay hayaan xanuunada Jinka,Sixirka iyo Ishu,kaas oo goobta uu dadka ku dawaynayo ay iskugu soo baxeen boqolaal dadwayne ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here