Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay Tirada Guud Ee Dadka U Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka Ee Gobolada Qaar Kamid Ah Ka Dilaacay

0
1138

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka guud ee soo ritey xanuunka Shuban Biyoodka iyo waliba tirada guud ee dadka u geeriyooday xanuunka Shuban Biyoodka.

advertisements

HargeisaPress News Desk — Berbera

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here