Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya In Siyaasiyiin Somaliya Ka Socday Ay Somaliland Yimaadeen

0
946

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay warar sheegaya in ay somaliland yimaadeen siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Somaliya,iyo sidoo kale siyaasiyiin reer Somaliland oo Muqdisho ku nool oo ay Somaliland cafis u fidisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here