Wasaarada Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Oo Kaalmo Kala Wareegtay Hay’adaha Samo Falka

0
1078

Hargeysa , (HargeisaPress) —Tiimam Ku Gaashaaman Gaadiidka Noocyadooda Kala Duwan Oo Sida Cuntooyin , Dhar Iyo Maacuun Kale Oo Wasaarada Shaqagalinta Iyo Arimaha Bulshadu Ukala Dirtay Deegaanadii Saameeynta Dabeyluhu Ku Keeneen.

Wasaaradda shaqo gelinta,Arrimaha bulshada iyo qoysku ayaa qayb weyn ka qaadatay caawinta dadkii ku waxyeelobay duufaanta ee sagar.

Muuqaalkan hoose ka Daawo Warkaas oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here