Wasaarada Maaliyadda Somaliland Oo Soo Saartay Qiimaha Sumada Baabuurta Ee La Bedelay Iyo Tacriifada Kuwa Soo Dega

0
1377

Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa soo saartay qiimaha cusub ee sumada baabuurta ee la bedelay iyo tacriifada baabuurta la soo dejiyo.

Dhinaca Kale Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu markii ugu horeysay shaaciyay in dakhliga soo galay sanadkan wasaarada maaliyada uu ka badan yahay dakhligii sanadkii 2017-kii.

Sidoo kale Wasiirka maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa kale oo uu sheegay in ay soo bandhigayaan dhakhligaas soo galay Wasaarada Maaliyada ee sanadkan 2018-ka iyo sida uu uga soo kala galay gobolada dalka iyo degmooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here