Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Gudoontay WHO Deeq Daawooyin ah

0
1022

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta  La Wareegay Diyaarad Daawooyin Ah Oo Ay Keentay Hay’ada WHO Oo Kasoo Jawaabtay Codsigii Wasaaradu Ugudbisay Hay’daha Lashaqeeya Wasaarada Caafimaadka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here