Wariye Celi Seenyo Oo Laga Horjoogsaday In Uu Soo Galo Somaliland Iyo Cida Uu Ku Eedeeyay Arintan!

0
1159

Lawyacado, (HargeisaPress) — Maamulka Tvga Saab Abwaan/wariye Cali Seenyo ayaa laga horjoogsaday in uu soo galo Somaliland kadib markii lagu horjoogsaday xuduudka udhexeeyay Somaliland iyo Djibouti ee lowyo cado.

Cali Seenyo ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax ugu dhaceen iyo cida amartay falkan lagu horjoogsay.Sidoo kale wariye cali seenyo wuxuu eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka booliska cabdilaahi fadal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here