“Wargeyska FOORE Oo Ahaa Wargeys Baahiyaha Bulshada Ka Hadla Xayiraadda La Saaray Waa Ayaan Darro weyn”..Guddoomiye XUUTO

0
1266

Hargeysa,(HargeisaPress) —Maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex oo muddooyinkii ugu dambeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka madaxa-bannaan Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka go’aan ka soo saartey dacwadaasi .

Maxkamadda ayaa saaka amartey in Wargeys-ka Foore ay xayirtey muddo hal sanno ah isla markaana ay ku ganaaxdey saddex Milyan oo ganaax lacageed ah.

la soco…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here