Warbixinno sir ah oo laga helay sirdoonka maraykanka oo ku saabsan saliida Somalia

0
620

Warbixinno sir ah oo laga helay sirdoonka maraykanka oo ku saabsan saliida Somalia 

Hargeysa-Hargeisapress, dawlada Somalia oo 30 sanno ee udanbeeyay ku jiray xaalad adag oo amni iyo dhaqaale’ba waxaa dhintay malaayiin qof, waxaa masuuliyadaasi leh dadka haldoorka ka ah oo wadankoodii gacanta u galiyay dadkale danne khaas awgeed.

Dawlada Maraykanka ayaa awooda ugu badan ee gacanta ku haysa wadanka Somalia, waxay maalgalin ku sameeyay cidkasta oo khalkhal galin karta amniga dalka iyo dadkaba, waxaan idiin soo gudbin doonaa warbixinno sir ah oo ka hadlaya sababta qarsoon ee ka danbaysa burburka dad iyo dal ee Somalia ka Jira 30 sanno ee u danbeeyay.

waxaa warbixintan soo diyaariyay nin la yidhaahdo Jake Morphonious oo falanqeeya arimaha siyaasadaha aduunka waxaanu difaacaa xoriyada waxaana turjumaya Yaxye yuusuf.

Hargeisapress office

 

LEAVE A REPLY