Warbixin : Wiil Araga Naafo ka Ah oo Xaafidul Qur’aan ah Kaalina ka Galay Tartanka Qur’anka

0
1035

Hargeysa, (HargeisaPress) — Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17jir araga naafo ka ah oo kunool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi hoose dhexe hase ahaatee ma aanu helin halkii uu uga sii gudbi lahaa dugsiga hoose dhexe maadaama aanay Somaliland ka jirin dugsiyo sare iyo jaamacado loogu talo galay ardayda araga naafada ka ah.

Cabdifataax waa xaafidul-qur’aan, waxaana uu sanadkan kaalinta koowaad ka galay tartankii qur’aanka iyo xadiiska ee gobollada Somaliland.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY