Warbixin Laga Diyaariyey Heerka Ay Marayso Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka Saaxil Iyo Xog Waranka Dadka Abaaruhu Hayaan

0
883

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Saaxil ayaa meel adag maraysa,waxaana dadka abaaruhu caydheeyeen ay ka xog warameen xaaladooda nololeed iyaga oo sidoo kalena baaq u direy xukuumadda Somaliland iyo guddiga Abaaraha Heer Qaran.

LEAVE A REPLY