WARBIXIN Kalluumeysatada Berbera oo rajo ka qaba Suuqa Ethiopia

0
1291

Berbera, (HargeisaPress) — Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa cabasho ka muujinaya hoos u dhac ay sheegeen in uu ka jiro qiimaha kalluunka, iyago xukuumadda Somaliland ugu baaqey in ay ka shaqeyso sidii kalluunkooda loogu dhoofin lahaa Suuqyada waddanka Itoobiya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here