Burco, (HargeisaPress) — Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” oo socdaal ku tagay magaalada Burco ayaa warbaahinta magaalada Burco waxay wasiirka ku ganeen su’aalo tiro badan isaga oo jawaabo kala duwana ka bixiyey.

Su’aalaha ay warbaahintu wasiirka waydiisay ayaa waxa kamid in Wasiirka Caafimaadku xilkii ka qaaday isuduwihii caafimaadka gobolka Saraar oo dhawaan hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ka hor istaagay inuu galo cusbitaalka.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here