Waraysi Magaalada Berbera Lagula Yeeshay Gudoomiyaha Shirkada DP WORLD Ee Dekeda Berbera La Wareegtay Iyo Qodobo Dhawr Ah Oo Uu Ka Hadlay

0
1144

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha shirkada Dp World ee la wareegtay maamulka dekeda Berbera Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa waraysi lagula yeeshay magaalada Berbera waxa uu ka hadlay maalgalinta ay ku sameeyeen dekeda magaalada Berbera,xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Imaaraadka Carabta iyo arrimo kale oo dhawr ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here