Waraysi: Madaxa Hay’adda shaqaalaha Somaliland

0
1502

Hargeysa , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowladda ee Somaliland Sharma’arke Axmed Muxumed ayaa shaaca ka qaaday in hadda wixii ka danbeeya aanu jiri doonin qof shaqaale dawladeed ah oo aan laga qorin hay’addiisa.

Sharma’arke wuxuu kaloo sheegay in mudnaanta koobaad la siinaayo dhallinyarada ka soo baxda jaamicadaha.

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wareystay Sharma’arke Axmed Muxumed gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, wuxuuna weydiiyay marka hore tallaabooyinka cusub ee ay qaadayaan.

HALKAN KA DHAGAYSO WAREYSIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here