Wafti Wasiiro Ah Oo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Ka Tirsan Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Faah-faahin Laga Bixiyey

0
1131

Laascaanood, (HargeisaPress) —Wafti wasiiro iyo masuuliyiin kale ka kooban oo ka socda xukuumadda Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxaana waftigan wasiirada ah hogaaminaya wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,waxaana faahfaahin laga bixiyey ujeedada socdaalkoodu daaran yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here