Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanadii Koonfurta Gobolka Sool Oo Colaadu Ka Dhacday

0
994

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaanada Koonfurta gobolka Sool ee ay colaadu ka taagnayd.

advertisements

HargeisaPress News Desk — Berbera

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here