Wafti Ka Socda Dalka Ruushka Oo Booqasho Ku Tagey Dekeda Magaalada Berbera Iyo Dhulkii Ay Daganaan Jireen Wakhtigii Dawladii Siyaad Barre

0
1202

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti ka socda dawlada Ruushka ayaa booqasho ku tagey dekeda magaalada Berbera iyo dhulkii ay daganaan jireen wakhtigii dawladii Rajiimka ahayd ee Siyaad Barre.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here