Waddani Oo Ka Hadlay Kulankii Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda iyo Madaxweynaha

0
868

Hargaysa (Hargeisa Press): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay kulan xalay xarunta madaxtooyadda Somaliland ku dhex maray saddexda xisbi qaran, madaxweynaha iyo xubno ka socday ururadda bulshadda rayidka ah.

Kulankaasi oo lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo degaanka waxaa soo qaban qaabiyay madaxweyne ku xigeenaddii Somaliland soo maray.

Musharaxa madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Waddani Maxamed Cali Aw Cabdi, oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa u mahad naqay masuuliyiintii iyo dadkii kale ee ka soo shaqeeyay in kulankaasi qabsoomo.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here