Waayeel goobjoog u ahaa Duufaantii xeebaha ku dhufatay oo si qiiro leh uga hadlaya waxay arkeen

0
818

Lughaya , (HargeisaPress) — Deeqdii ugu horraysay ee  gargaar ah oo xukuumaddu bixisay  gaadhsiiyey degmada Lughaya oo kamid ah goobaha ay sida weyn u wax yeelleeyeen roobabkii duufaannada watay ee ku dhuftay ee dhawaan  gobollada Awdal, Salel iyo Saaxil.

LEAVE A REPLY