Ururrada Saxaafadda Iyo Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Xayiraadda Wargeyska FOORE

0
1305

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga hor yimadeen xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xayiraad oo ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here