Tartanka Kubadda cagta ee dhalinyarta magaalada Hargeisa oo ka socda Garoonka Turkiga. + SAWIRRO

0
1608

Hargeysa, (HargeisaPress) — Tartanka Kubadda ee dhalinyarta magaalada Hargeisa oo ka socda garoonka Turkiga. OY Logistic Vs SAhal Taxi
Ciyaar xalay ka dhacday Garoonka Turkeyga ee magaalada Hargeisa.

Dhalinyarta caasimadda oo abaabul cusub ku jira todobaadadii u danbeeyay ayaa labadan kooxood isu haleelay,waxaa halkaa ku badiyay Kooxda OY logistic oo ciyaar qurux badan soo bandhigay.

Coach kooxda OY LOGISTIC Ahmedyasin Sh cumar oo ah kooxdii guushu raacday ayaanu waraysi gaara la yeelanay ayaa wuxuu yidhi” Tababar adag oo aan siiyay kooxdayda ayaa sabab u ahaa guusha ciyaarta, Sidoo kale isku xidhnaanta kooxda oo si wanaagsan isku haystay ayaa sababay inay kooxdaydu soo bandhigaan ciyaar quruxbadan”

Ciyaartiina waxay kusoo dhamaatay Oylogistic 2 : 0 Sahal Taxi.

HargeisaPress Main Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here