Tareen casri ah oo laga hirgaliyay wadanka Kenya

0
340

Niorobi – Hargeisapress- Tareen casri ah ayaa laga hirgaliyay dalka kenya tareenkani wuxuu isku xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, waxaana la soo gebagebeeyey dhismaha khadkan wejigiisa koowaad, iyadoo Madaxweyne Kenyatta uu xariga ka jarayo maanta.

Tareenkan casriga ahi wuxuu safarkiisii koowaad ugu ambabixi doonaa caasimadda dalkaas ee Nairobi, waxaana aad loo adkeeyey nabad gelyada magaalada Mombasa iyo degaannada ku hareeraysan.

 

 

LEAVE A REPLY