Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
1578

Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka Awdal.

 

Dhaawaca taliyaha ayaa la sheegay inuu yahay mid fudud, waxase dhaawiciisa lagu sheegay mid culus darawalkii baabuurka taliyaha.

 

Taliye Xudhuun ayaa kormeer ku marayay deegaanada Lughaya ee gobalka Awdal, waxaana xalay dhaawacooda la soo gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada Borama.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here