Taliyaha Boolisku Muxuu ka yidhi Baabuurta lagu Xado Hargeysa iyo Dhalinyaro Baaskoolado Dadka ku baadha?

0
700

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidanka Booliska Sarreeye gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay tallaabooyin ay ka qaadayaan dhalinyarada habeenkii dadka ku baadha caasimadda Hargeysa, isla markaana ay wadaan hawlgallo lagu fashilayo Tuugta Baabuurta xadda oo dhawaantan ku soo badanayey Hargeysa.

Taliye Fadal oo maanta kulan la yeeshay Guddiga nabadgelyada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa markii ay kulankaas ka soo baxeen ka jawaabay su’aalo kooban oo laga weydiiyey waxay ka wadahadleen iyo waxay wax uga qaban waayeen dhibaatooyinka tuugada ah ee Hargeysa ku soo badanaya.

Muuqaalkan hoose ka daawo Warkaas

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here