Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Warar Laga Baahiyay

0
999

Hargeysa, (HargeisaPress) –Taliska Ciidamada booliska Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay xarunta taliska ee Hargeysa ayaa waxa ay si adag uga hadleen warar been abuur ah oo laga baahiyay, Iyagoona soo bandhigay cida baahisay wararkaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here