Tahniyad Dhalasho Cabdiraxmaan Cilmi iyo Hoodo Cabdi oo wiil ugu dhashay Hargeysa

0
1522

Tahniyad Dhalasho Farxad leh – Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh u dirayaan  Cabdiraxmaan Cilmi iyo Hoodo Cabdi Khalif oo maanta wiil ugu dhashay Kaah Community Hospital, Hargeisa. Waxaan Illaahay uga baryahaa Hooyada iyo wiilkaba caafimaad-qab iyo barako. Waxay rabi uga baryayaan in wiilkaas Noqdo Kii Dalkiisa, Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca, Aamiin … Aamiin … Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here