Tacsida geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abdirisaaq Mooge dheere oo habeenkii khamiista Hargeisa ku geeriyooday

0
287

Tacsida geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abdirisaaq Mooge dheere oo habeenkii khamiista Hargeisa ku geeriyooday

Farhan ceelaabe, Mohamed Abdilaahi Dualleh,Xoghaye Ali Ahmed Ali,Wasiir Yuusuf Osman garas,Gudoomiye Ixsan,Gudoomiye Ahmed naasir xasan xaaji,Ahmedyasin sh cumar Ahmed, Sayid khaddar aabayare, Abdishukur Mohamuud jiciir,Mustafe Daanshood,Ahmed aw siciid, Ahmed telegu, Hassan kaarshe, Mustafe Ordaye,Cabaas Cali, Mahamed Ahmed mire, Abdirisaaq alpha,Rashiid dhago, Khaalid bile, Idiris cabdi xirsi,Xasan dheere, sh Cumar, Mohamed Tyson,Mohamed Abdi dheere Salax,Amiin yuusuf Osman, Omar Osman taani,Osman Mohamed Ahmed,Yuusuf Osman taani,Mahamuud Haaji muuse .

Dhamaan asxaabtan oo kala joogta UK,USA,Canada,Swizerland,somaliland waxay si tiiraanyo leh tacsi uGu dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu Marxuum Abdirisaaq mooge dheere ka baxay waxaanay leeyihiin Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo idinka iyo anagaba ilaahayna naxariis janno ha siiyo Ameen Ameeen “Every soul should test the death”

LEAVE A REPLY