Tacsida geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abdirisaaq Mooge dheere oo habeenkii khamiista Hargeisa ku geeriyooday

0
363

Tacsida geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abdirisaaq Mooge dheere oo habeenkii khamiista Hargeisa ku geeriyooday

Asxaabta Dagan Qatar Abdi Hussein,Mohamed dubbe,Abdirashid Gahayrle,Khadar hanan,Faisal siciid caynab, hamse shabeel,Abdi ali, Abdikariin Osman,gahayr goole, Abdiqafaar sh yuusuf aadan,Abdiqaadir Hassan mataan,Mohamed abdirisaaq sh yoonis timo, Abdiqani Ahmed , guuleed qaalib jinac , Abdixakiin Qatar,Abdale shine,Hassan buraale,Hassan nuuh,Liibaan Mohamed nuh,Khaliif cabdi sheikh, Abdiqani xuseen Baynax,C/kariim Ahmed ilkacase, Abdiasis Aideed,Sacad sheikh muuse,C/risaaq daahir khaliif, Ahmed jaamac saalax,Ahmed nuur UK, Mawliid koboleed, Abdinaasir Osman,Mohamud xuuto,baashe dhaaciye ,Ahmed Mohamed mahamuud ahmed tiim,Abdiasis caydiid,shucayb shuuci,Mukhtaar cumar giriig

Dhamaan asxaabtan oo kala joogta UK,USA,Canada,Swizerland,somaliland waxay si tiiraanyo leh tacsi uGu dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu Marxuum Abdirisaaq mooge dheere ka baxay waxaanay leeyihiin Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo idinka iyo anagaba ilaahayna naxariis janno ha siiyo Ameen Ameeen “Every soul should test the death”

LEAVE A REPLY