TACSI TIIRAYO LEH: Marxuum Dayib Faarax Fure Oo Ku Geeriyooday Magaalada Boorame

0
1520

Borame —Prof. Cabdirahaman Abdiqani Ibraahim, Hamze Abdiqani Ibraahim, Ismacil Abdiqani Ibraahim, Mahamed Cabdirahman Aw Cilmi, Cabdisharkuur Gadhmajo, Nadia Xaaji Ibraahim, Nimco Ibraahim Farax, Mustafe Abdirahman Muumin, Chief Caqil Cabdirahman Cumar, Cabdisalan Sheekh Ibraahim, Tubeec Cumar Abdikarim, Faysa Aw Muxumed Aw Cilmi, Haboon Abdirahman Fahiya Mahamed Ali Aadan Mahamed Muuse Waaberi Sulayman Ibraahim Bile Dhamaan dadkaasi oo dhami waxay Dhambaal Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Rabi Naxariistii jano Haka Waraabiye Marxuum Dayib Faarax Fure oo ku geeriyooday Magaalada Boorame, Waxanay si Gaara uga Tacsiyadeynaya Ehelkii iyo Qarabadii uu Ka Baxay Marxuumku In Alle Ka Siiyo Samir iyo Iimaan… Aamiin….Aamiin

 

INNAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJACUUN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here