Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
183

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi , Sh.Khadar Sh.Siciid Aw NuurSh.Axmad Aw Cilmi Nuur, Prof.Sayid Abokor Sh.C/laahi, Sayid Cumar Sh.C/laahi, Sh.C/laahi Mataan,Eng. Asad Sh.Siciid Aw Nuur, Eng.Mustafe Maxamed Magan, Sh.C/qaadir Aw-Jirde Sh.Muxumed
Suldaan C/raxiim Saxaardiid Kaahin,Ganacsade Nuur Muuse Guuleed (Nuur Shiraqle)Xildhibaan Jamaal C/laahi (Dhugad),Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade, Xildhibaan C/laahi Aadan Cali {Cabaas) ,Xildhibaan Axmed Cali Haybe,Xildhibaan C/qani Yuusuf Macalin Gahayr, C/raxmaan Mujaahid Maxamed Talyaani ,Eng. Xamse Gaaxnuug Caydiid,Gud.Ismaaciil Sh.Muuse Aadan,Maxamed Xaashi Yuusuf (Gomoshe),Eng.Maxamuud Cabdi Dhuule (Dakhare),Gaashaanle Shabac Koosaar Dhuule,Mustafe Xaaji Muuse Kaahin, Muj.C/kariim Jaamac Warsame(Indhayare), Cabdi Jirde Jaamac,, Geedi Axmed Xirsi, Maxamuud Aadan Haybe(Cigaal),Cabdi Cilmi Cige,Muj.Maxamed Cabdi Galaal (Bidhi),C/laahi Cismaan Cige, Mujaahid Faysal Cali Cumar (F,Daaniye), C/laahi Aadan Caabi,Yuusuf Maxamed Cabdi (Y Iimey) , Xamdi Aw Ciise Kaahin , Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahim Cabdi Mohamad, Sh.Ibraahim Cige Iidle, Cabdiraxmaan Xuseen,Sh.Axmad Cabdi Jamac, Eng, Axmed Yusuf Mohamed, Xuseen Faarax Xirsi, Eng. Axmed Weli, C/fatax Axmad Awcilmi, C/risaq Maxamad, C/lahi Sh.C/raxman, Saxafi Miyir Cali Xuseen, Sh.Cali Shaybe, Sh.Xariir Geele, Musatafe Xasan, Nasir Axmad Rooble, Maxamad Cumar Yare(sanwaa), Gor.C/risaaq Aw Cismaan, Sh.Mubarak Aw Cisman Cali,Sayid Cali Xasan, C/qaadir Fu’aad, Sh.Mahdi Axmed Dirir, Maxamad Xasan Jamac, Muxsin Aw Cali, Eng, Maxamad Maxamuud Muse, Cabdi Aw Siciid.Xuseen Khayre Guuleed

Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Cabdi Dhagax iyo Dhamaan Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa

 

Ilahay Qabriga ha u waasiciciyo Naxariistiisii jano-na ha ka waraabiyo

Aaamiin ………………Aaamiin …………………Aaamin…………………Aaamiin…….Aamiin

LEAVE A REPLY