Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuun Mukhtaar Xasan Bare Oo Ku Geeriyooday Gabiley Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!

0
1647

tacsiMahad Kadleye & xaaskisa Samsam Abdilahi Cali Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi WaxAn halkan tacsi uga dirayaa dhaman qoyska ilma Xasan bare Anigo ka tacsiyadayna geeridi aadka u fosha xumayd ee ku timid Marxuun Mukhtaar xasan bare oo lagu dilay magalada Gabilay Alla ha unaxariistee Qabriga haw nuuro Ehelkiyo qarabadiina haynaga siiyo Samir iyo iman.. Aamiin.. Aamiin ..Aamiin

 

Mahad Kadleye

SWEDEN

LEAVE A REPLY