TACSI loo diray: Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland

0
1850

Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka JSL ee Faransiiska Md. Cali Ismaaciil Huseen, safiirka JSL ee Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamuud Cashuur, Safiirka JSL ee Kenya Md. Baashe Cawil Cumar, Safiir-xigeenka Safaarada Kenya Md. Ayaanle Salaad, Dhamaan Safiirada JSL ee Caalamka, Dhamaan Agaasime-waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Agaasimaha Guud ee Guddiga Qandaraasyada Qaranka Mr. Maxamed Axmed Xasan (Jabarti-saadle), Weriye Maxamuud Cali Sh Maxamed, weiye Faysal Axmed Kaarshe, dhamaan dadkaasi waxay ka tacsiyadeynayaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga Prof Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) geerida ku timi Seedigii AHN Marxuum Maxamed (brown) Xasan Marayare, oo dhowaan ku geeryooday shil ka dhacay magaalada Beer, ee Togdheer.

Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu jannatul al-fardowsa naxariistiisa ku geeyo, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, Wasiir Prof Faratoon iyo ummada Somaliland iyo islaamkaba Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aamiin. Aamiin……………….Aamiin………………….Aamiin…………..Aamiin

LEAVE A REPLY