Tacsi Ku Socota reer ibraahin rasaas

0
990

tacsiInnaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun Aabe Cabdi Askar Axmed Aabe Max,ed Askar Axmed Aabe Muuse Askar Axmed Hooyo Indha deeq Askar Axmed .Naqwa Askar Axmed Faadumo Askar Ax,ed Xaliima Askar Axmed Saynab Askar Axmed Caasha Askar Axmed Aamina Askar Ax,ed dhoofa jaamac c/qaadir ismaaciil baaruud iyo caruurtooda oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisa waxa ay tacsi udirayaan dhamaan reer ibraahin rasaas oo manta oo hayadood ku geeriyootay magaaladda hargeysa marxuumada Khadra cali oomaar

Waxa ayna ilaahay uga baryayaan in naxariistii jano ka waraabiyo hehelkeedii iyo qaraabadeedii ay ka tagtayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo AAmiin AAmiin AAmiin

Inaalilaahi wainaa ilaahi raajicuun

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here