Taageero Buuxda ayaanu u Haynaa Shirka Beelaha Samaroon ee Xidhibaan Mahdi gees ku baaqay : By Bashir Jamac Nuux

0
1081
Bashir Jamac Nuux
Bashir Jamac Nuux

Anigaoo ah Basher Jamac Nux waxaan halkan aan hanbalyo uga diraaya Xidhibaan Mahdi gees oo ka dhawaajiyey arin mudo badan ba iga dhex guuxaayey oo aan leeyahey Xildhibaan arinka aad ka hadashey waa mid jira loona baahnaa inan mar hore soo bandhigno laakiin horaa loo yidhi caanodaateyba dabadood la qabey ,sida xilidhibaanku sheegay wixii lagu heshiiyey mesha ma yaalaan waxaaana ka soo baxey dowlada iyo beelaha uu xildhibaan sheegayba inay keli good yihiin dowladii somaaliland wax walibana iyaga ku fiican yihiin waxaanaad u jecelahey inaan arinkaa u guntano oo aan meel marino lana ogaado mihiimada ay leedahey waxaan garan laayahey meeshay ay kudanbeeyeen wax garadkii,cuqaashii,salaadiintii, dhalinyaradii, gobolka awdal waxaanan leeyahey aadbey u hagradeen siyaasiyiinta gobolka awdal dadkoodi iyo gobolkoodii iyo waliba dhalinyartoodii waxaana xaqoogii aasey afar siyaasi oo ismoodaya inay xilhayeen laakiin haya wasaaradihii ugu tayada xumaa ee dalka ka jirey taasina waxay nusqaan ku tahey gobalka aqaanto iyo ilbaxnimadu taalo anoo ka mid ah dhalinyarada aadka ugu heelan inaan arkotiiyoo wax laga qabtey oo meell oo ga soo wada jeesto arinka uu ka dhawaajiyey xildhibaanku oo aanleeyahey xildhibaan aad ayaad ugu mahadsan tahey inaad ku dadaasheybaan u arkaa inaad kadhiidhido marxalada ka taagan dalka iyo gaar ahaan gobolka awdal waanad gudatey waajibaadkaagii intii wixii ka danbeyana marka ugu horeysa waxay u taalaa wax garadka gobalka awdal sidasalaadiinta,cuqaasha,aqoonyahanka,ganacsatadaiyodhalinyaradagobalkawaana in lagamidhadhaliyaawaxaanleeyahey mar ayaad hagrateen gobolka awdal waahadaaadtihiin salaadiintaiyo wax garadka, aqoonyahankaiyosiyaasiyiintalaakiin mar labaad ha hagranina ee fadhiga ka kaco oo sida loo xisaabtamayo u xisabtama maqaalkeygan oo ahaa inaan ku hanbalyeeyo Xidhibaan Mahdi gees waxaan kaga baxayaa intaasi waana lagawada socondoona maqaaladeyda danbe oo aan kaga hadlidoono siyaasad xumada ka jirta dalka iyo waxa jira ee ay dhayalsanayaan dadka reer  awdal Waxaan hadalkakaga kaga baxayaa ilaahow noo door labatalabatiiroon.

 

Bahsiir Jama Nuh

Bashirjama001@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here