Suldaanka Guud Ee SUBEER AWAL Muxuu Ka Yidhi Doorashadii Dalka Ka Dhacday ?

0
1141

Hargeysa, (HargeisaPress) —Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeeyay Doorashadii Dalka ka dhacday ee lagu doortay Muuse Biixi Cabdi.

Suldaan Xasan oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale Hambalyeeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay in Somaliland oo dhan guulaysatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here