“Soomaaliya waa lagu jebiyey Dagaalkii ay nagu soo qaadeen, Ilaahay baa awood na siiyey..” Madaxweynaha Somaliland

0
962

Saylac , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Dagaal Ciidammada Puntland Saaka ku soo qaadeen Ciidammada Qaranka ee ku sugan Jiidda hore ee degmada Tuke-raq.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Ciidammada Qaranku jebiyeen Kuwa Puntland ee weerarka ku soo qaaday isla-markaana Ciidammada Qaranku ku filan yihiin Difaaca Dalkooda Somaliland.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here